7720

Daawo Heesta Cusub ee Tufaax Darajo.


2012-09-17 19:13:23

Fanaanada Tufaax Darajo ayaa soo saartay hees muuqaal qurxoon oo lagu magacaabo Jamal Quruxow, fanaanada ayaa si fiican ugu raaxeysatahay heesta.


Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Jamal Quruxow.



Jilaa.com

Info@jilaa.com


+1
SAAMIYA - 2012-09-17 14:26:11 ISLANTAAN IYO ODEYGAN MEY ISKA NASTAAN WAN YABEE CIMRI EY KU HEEESAAN MEY JOGAAN QATUMO XUN ALLLOOW HA NUGU DILIN YAA RABI O NA SOO HANUUNI ADIGA QOFKA JECESHAHY SOO HANUUNISIDE YAA ALLLAAAAAH WAN KA NAXA DADKA HEESO AMA WAXA XUN SAMEYO ALLE WAXN KA BARYA QORISTAN MACNO DARADA ALLE INU IGA MADOOWEEYO ALLAHUMA MIIN
+1
IDMAN - 2012-09-17 14:29:48 magaced maabo tufaax ladhahaa aas luucunin leeee hes mashee actionka ledhuraa hayabo samiya ladaney wixii dhaaf i dhahdid wadhaafaa may maxaa ii dhihilahed oo ladaney darteed iila shixosaa hahaha waraba kentiyee amore haa sax aa u arkaa
0
ahmed - 2012-09-17 15:11:06 caruusadii saamiya ahayd ahaa laguma hayo ee iiga shekee xalada caafimadka heerka nolosha hayntada farxadiyo sidee xaalku kugu yahay hibashada xasuustiyo siday noloshu kugu tahay nolol cub ayad gashay ......,.saamiya adiga janjaan noloshiisa ayuu ka jecelyahay waxad na tahay noloshiisa badhkeed adiga ma ahayn in aad cidlayso dawo kale oon adiga ahayna uma hayno saamiyama ogtahay in uu (ALLAH)dadka dawadooda iskugu dhiibo marka janjaan dawadiisa adiga ayuu(allah)kugu dhiibay marka ma ahayn in aad kala leexato dawadiisa oo ad ku dhaydo cidkale janjaan calool xumo aan dhamaanay ayuu kuu hayaaaaaaaaaaaa kkkkkkkkkkklol lol lol
+1
Nl gANgst - 2012-09-17 16:33:07 they having good time iska bashaala dheh
0
ahmed - 2012-09-17 16:59:45 NI gangst sxb wakhtiga aad hada haysatid in la eg unbaan haysanaa sxb hadii malaha wax la soo qoraba wakhti fiican unbaa la haystaa sxb saad adiga wax u wadid maaha wakhti badana kuma bixino jilaa.com ee daqiiqado yar ayan soo boqanaa kadibna waa an iskaga baxna ee ma dhex fadhino maalintii oodhan ma garatay hada sida ad u soo firisay ayan usoo firinaa sxb
0
SAAMIYA - 2012-09-17 17:57:42 AHMED MANSHA ALLH HORTA JECEL AD U WEYN AYA NA DHAX Marey WAXAN WADA SOCONEY 2003 BISHA AGOSTO31 ILAA AN IS GURSANEY 2012 BISHA AGOSTO 31MALIN JIMCO EH KOLEY ALLE AYA OG WAXII U LA IMAAN DOONO LAKIN INTAAS SANO JECEL AD AYAN ISKU HEYNEY FARXAD HADEY SOO GABO GABOOWDEY INSHA ALLH WAXN RAJEYNA INANA FARXAD KU DHAMEYSANO HADUU ALLE IDMO
0
SAAMIYA - 2012-09-17 18:00:48 AHMED JANJAAN HADUU WAX RABO WAN IS NAQANA WALI LIVE ISKU XAFAD AN KA NIMID WAXIISA WA ISKA DHIIB WAX JECEL LA DHAHO IMA QADIN MANA ILA IMAAN O WALASHIISA CAMAL U ILA KAFTAMYEY AWAL ISMA NAQANIN LAKIN MARKAN ISKU SHEGANEY QOFKASTE CIDUU YAHY WANBO IS NAQANEY O ISKU XAFAD AYAN KA NIMID MARKA WA ISKA SHEEKO WAXIISA RUN KAMA AHAN BRO
0
SAAMIYA - 2012-09-17 18:03:32 IDAMN WAXN KU SHEEGA HORTA KULISHEY MAKTUUB MINA LLAH MARKA ISKA HABARTAN ILEEN INTA FADHISA WAD KU QASBAN TAHY WAXD ARAGTO INAAD ISKA SOO QORTO TAN KALE ANBO WAX CAMAL AN HAYEY MA LEH CAAY AN SOO QORI JIREY ILLAA MA AN WALIDKEY U TAGEY SOMALI AN 2 BIL KU MAQNA SAN UGA SOO DUCEESTO MARKAN IMID HORAN KA GURSADEY ALXAMDULILLH WNA DAGEY O CAAY MA RABO NOLSHEYDA FARXADAN DHINAC UGA JIRA KOLEY HADA GURSATO WAD ISKA DHAAFI DONTA AN FILAA HABARKA
0
janjaan - 2012-09-18 02:28:43 SAAMIYO abaayo qalbi wax qarsado malaheen lakiin waxan u qaatay inaad i fahantay adiga marwalbana waxan tirsanaayay sonoqoshadaada lakiin nasiib daro wax adiga farxad kuu ah anigana qalbi jab ii ah ayaad lasonoqotay balse hada hadaad ii ok tahay inaan ku jeclahay taas xitaa waa ii farxad adiga farxadaadana waa ii farxad iigu noloow farxad iyo cafimaad
0
janjaan - 2012-09-18 02:43:03 IDMAN igu haleey aniga fariinta garsinaayo king khan --- ladaney aniga waxaan ka shakiyay Beene Beene Hornafrik Holland inuu iga guursaday SAAMIYO maxa yeelay halmax ayeey safar wada galeen halmarna wey sonoqdeen soxasuuso ----- ahmed nin sare sxb adiga iyi laahil
0
SAAMIYA - 2012-09-18 11:43:57 JANJAAN KKKKKKKK MABA AQANO LAKIN WIILKAN GURSADEY ADIGA AD AYA U TAQANA ISKU XAFAD AYAD EHEDEEN HADAN HEBEL KU DHAHO WAD AQANE KKKKKKKKK
0
Ladaney - 2012-09-18 15:43:39 duqdaan and odaygeeda wey bashalayan maxa kale
+1
sumeyo - 2012-09-19 05:19:01 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk suaal daweyn aamadaxayga dalisaa habraha qurbaha jooga maxaa ka qaldan maxaa waalay kuligiig dada weydiidan yahiin tii eedoama ama habaryar aa dhahdid kuley cali banjar ay isku kaduudee kkkkkkkkkkkkkkk abaayo seey u jecel yahiin waji baaqulu yaal waaxid isku xishooda shiirkiin ursada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk booskeyba nagu cariiriyeena
0
mohamb369 - 2012-09-19 23:05:45 caadi mahan
0
mohamb369 - 2012-09-19 23:06:39 salamad
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Laki Xaaji oo hees ammaan ah u qaadday Wariye Jamiilo Garuun
Knaan oo Vietnam dib ugu soo sameeyay heestii Waving Flag