6153

Akshay Yuu Jecelyahay Actionka iyo Comedyiga?.


2012-09-19 13:01:56


Jilaaga Bollywoodka Aksha Kumaar ayaa sheegay inuu jecelyahay Comedyiga laakiin uu door badiyo in loogu yeero geesiga Akshanka, waxaan aaminsanaay inaan ku raaxeysto dhamaan qeybaha kala duwan ee aan jilo, sidaas waxaa yiri Akshay.

 

 

 

 

Filimadiisa Akshanka iyo Qosolka iskugu jira waxaa kamida: Heyy Babyy, Garam Masala, Awara Paagal Deewana, Hera Pheri, Housefull, xidigaan ayaa yiri aad bey u adagtahay in dadka laga qosliyo.

 

 

 

Akshay ayaa kamida xidigaha loogu jecelyahay Bollywoodka xiligaan, wuxuuna caan ku yahay filimada qosolka iyo akshanka isugu jira iyo weliba kuwa Romaticga ah.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

0
7i7ka - 2012-09-19 08:12:51 All wn idin salamay bahweynta jilaa & inta ku tixan manta aya igu horeyso comment an so galiyo in bdn kor aya kala socon jiray tan kale ashkey ani ahan dhanka filimada shactiradda aya la jeclahay....
0
Rami Yassinn - 2012-09-19 08:31:13 Akshay waaa Jillaa Qaali ah aana taageero filmadiiisa Comdy, Action, N Romance intaba waa uu ku fiican yahay Gooodluck Akshayyyy... asxaaabta waaa idin salaamay hve a goooood dayyyyyy .... !!
0
SAAMIYA - 2012-09-19 08:51:35 RAMI IYO7I7KA WAN IDINKA QADNEY MAGACIINA MANTA I KOOW EH MANSHA ALLH
0
Rami Yassinn - 2012-09-19 09:31:20 thanks SAAMIYA sis N Congrtzz for ur Mariage meeshaa hal usbuuuuc daqiiqado dhiman aan joogaaaa ...!!!
0
miniiro - 2012-09-19 09:55:11 aksh kuman actionka ayaan ku jeclahay waa actar cadi aheen
+1
SAAMIYA - 2012-09-19 12:19:53 LADANEEY SALAAN QAS EH MY XABIIBATIII RUNTA HADAN KU SHEEGO FILIN AN JILEYNEY QOFKAN GURSADEY WAA JANJAAN SIDA RUNTA EH INTAAN KA DIB MA QARIN KARO MY SIS AD TAHY ADIGA
0
IDMAN - 2012-09-19 12:25:37 filimka shactarka akudhure akshey
0
cade - 2012-09-19 14:16:55 akshey waxuu kumac yahay agshanka marku jilayo waana nin karti leh viva khilado no1
0
ikraan - 2012-09-19 14:50:13 kan akshey action lee ku fiicanyahay lee
0
Ladaney - 2012-09-19 17:01:20 akshay waxa qatar ku tahay comedy ga iyo actionka labataas beelo aa ku tahay
0
Outlowz - 2012-09-19 22:26:04 akshaaaaaaaaay kumar the best...
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Laki Xaaji oo hees ammaan ah u qaadday Wariye Jamiilo Garuun
My Name is Khan- Filin quseeya Soomaalida iyo Muslimiinta ( Daawo Sawirada)