8232

Aamir Khan oo la kulmay mudane David Cameron.


2013-02-21 10:52:50


Jilaaga Bollywoodka Aamir Khan ayaa shalay kula kulmay Ra'iisul Wasaaraha United Kingdom David Cameron magaalada Delhi ee dalka India, waxaana David iyo Aamir kulan la qaadteen Ardayda jaamacada Delhi.

 

 

 

Aamir ayaa caan ku ah inuu la kumo madaxda iyo dadka magaca leh, waxa uuna 2010-ki sidaan oo kale ula kulmay madaxweyne Obama oo booqasho ku tegay xiligaad dalka India.

 

 

 

Mr David Cameron ayaa sheegay inuu aad u jecelyahay barnaamijka Aamir kasii daayo Telefeshinka ee " Satyamev Jayate", isagoo tilmaamay in Aamir Khan yahay shaqsi ku dayasho mudan.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

0
Nl gangst - 2013-02-21 12:44:54 Nin karmeed dheh Aamir khan not like aftu runbaha Srk gawoowgan cadi ma ahan
0
IDMAN - 2013-02-21 14:56:09 qatar ahaa ninkaa amiir khan
0
Dejiye - 2013-02-22 03:20:35 Eey aha Amir wuxuu jecelyahay yaah inuu lakulmo Madaxda marka sidaas hadii aay tahay Madaxweyne Xasan aya lakulansiinaya kkkkkkkk
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Pharrell Willeams oo ku dhex ooyay barnaamijka Oprah ee OWN: VIDEO
Shahrukh Khan oo diirada saaraya Filim Jaceyl ah.