12003

Priyanka Chopra oo qaadday heesteedii ugu horeysay ebed


2013-03-16 06:22:24



Xiddigada caanka ah ee reer Bollywood Priyanka Chopra ayaa soo saartay hees ay iyada leedahay oo ay ku qaadayso codkeeda, Priyanka ayaa ah Jilaa horeyna u sameyn jirtay filimaad iyadoo ay hore u qaadin hees ay ku qaadeyso codkeeda laakiin ay hoos ka jili jirtay.

Heestan oo ayaa qeyb ka ah filim ay Priyanka dhigtay oo loogu magac daray Shootout at Wadala waxaana lasii deyn doonaa 1 May ee sanadkaan 2013.

Halkaan ka daawo heestii ugu horeysay ee Priyanka Chopra 


Halkaan ka daawo
Shootout at Wadala Trailer

Jilaa.com
jilaa.com@gmail.com

-2
IDMAN - 2013-03-16 15:42:36 kistoo cod waa heesaa iskiifada viva naayaa
+1
layla - 2013-03-16 21:48:26 ar been badnaa JILAAA goormeey naagtaan qaaday heestaaan ... waatanaa aqriso aqbaarto sax ah FIRST LOOK! Priyanka Chopra as Babli Badmaash in SAW Bollywood Hungama March 11, 2013 First Published: 02:59 IST(11/3/2013) Last Updated: 11:48 IST(12/3/2013) share share on facebookshare on linkedinshare on googleshare on emailmore. 5 Comments email print Priyanka Chopra bared cleavage at the Colors Screen awards. Priyanka Chopra surely looks smokin' hot in and as Babli Badmaash, the much talked about item-song in Sanjay Gupta's multi-starrer Shootout At Wadala (SAW) . The song sung by Sunidhi Chauhan and composed by Anu Malik has an energetic 80's feel to it and if one related stories ROCKSTAR! Priyanka Chopra poses in style! Behind-the-scenes: Priyanka Chopra shoots for In My City goes by this pic, PC is sure to take it to the next level. What's unique is the fact that Priyanka's costume in the song (designed by Manish Malhotra) has LED lights fitted to it (a tribute to Big B's iconic costume in Yaarana). PC shot for the song last week under the supervision of ace choreographer Ahmed Khan. The song Babli Badmaash is likely to be unveiled next week. However, a dampener of sorts is the new diktat issued by the Censor Board of Film Certification (CBFC) that has awarded the item-song an 'A' certificate thereby raising question mark over whether it would be telecast on T.V. during prime-time. One will have to wait and watch!
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Aroos layaableh oo loo sameeyay Sac iyo Dibi oo ka dhacay Hindiya Daawo
Alicia Keys oo noqotay Hooyo Cusub