13584

Taxanaha Dagaal Suugaaneedka Falis Abdi iyo Ikraan Caraale iyo hadaladii Ilkajiir


2011-03-26 02:55:10



Iyadoo cirka isku shareerayo khilaafka xoogan ee ka dhex aloosan labada fanaan ee da'da yar Falis Abdi iyo Ikraan Caraale ayaa waxaa kaftankii gilgilay Abwaanka weyn ee caanka ah Abwaan Ilka jiir.
Abwaanka oo la hadlayay saxaafada ayaa ku tilmaamay hadal aan sal iyo baar lahayn wararka la isla dhex marayo oo ah in heesta Gaarsiiya oo ay ku luqeeso fanaanada Ikraan Caraale oo uu isagu miraha leeyahay ay tahay hees aan wax xiriir ah la lahayn Ikraan balse ay tahay hees ka turjumeysa jaceyl dhab ah oo dhex marey lamaanayaal is jecel.

Arintani ayaa dad badani ku noqotay lama filaan maxaa yeelay biya dhaca heesta Gaarsiiya ayaa u muuqday dhambaal Ikraan Caraale u direysay Shiino Akhyaar . Dadka falanqeeya arimaha fanka ayaa sheegaya in shaki badan ka taagan yahay hal abuurka heesta iyo dhambaalka ay xambaarsantahay wallow uu Abwaankii sameeyay cadeeyay in heestu wax xiriir ah la lahayn dagaal faneedka u dhaxeeya Falis iyo Ikraan.

Halkaan ka dhagayso Ilkajiir oo ka hadlaaya Heesta


Hadaba waxay dad badani is weydiinayaan sababta ay Kooxda Waayaha cusub iyo hormuudkoodu uga faaloon la'yihiin ula jeedka heesta Garaadlaay oo ay ku luqeysay fanaanada Falis uuna ka dhex muuqday Fanaanka weyn Shiine Akhyaar oo ah shakhsiga lagu muransanyahay, inkastoo laga dheehan karey dareen caadifadi ku beeran tahay fanaanada Falis markii ay ku luqeynaysay heesta, hadaba waxa aan sugnaaba waa jawaabta kooxda Waayaha Cusub.

 

Abdi Kariim Taatiko

taatiko@yahoo.coom

0
Kamila - 2011-03-26 02:19:50 Ciyaalkan awalba inta ay rabeen waa inay so caanbaxaan grouo ku ficnayen qoftan ikraam isma matalee hees kaligeed maxay sanadkan uso sartay awalba ciyaal ka daba shamumi jiray ee shaqadeedi ku ficned ha qabsato afkana ha xirato waliged ikraaam ma garayso huuuuuh ka tahay
0
Mimi - 2011-03-26 02:21:40 Jawaabteda shacabkaa sinayo cidla ka qooq ikraam maba ku jawabayso huuno qof lo jawaba ka badan
0
Mariya - 2011-03-26 02:26:24 Heesa jikada ay kasayan wayaha cusub aniga waxa ku qoslaa heesta garaadlaay sheeko waaye naag inay ku so hor istaagtay ku caaynayso cml kan alifay naag muu so ahaan jiray siday nagaha isku cayaan yaa baray waa yaabe deelqaaf hees gaarsiya waa fahmaysa inuu abwaan alifay mida kale marlaa fiirsanaysid sida dagananta cilp ka waa ku raxaysanee dhola cadayn yar ku jirto oo aad u mac iyo daganaan mida kaleneh haruufow ciyaalnimadii iso xasuusisay waqtigii gariirka ciyaal xafad inay yahiion cadeyeen wayaha cusib fananiinta amaan siyaa
0
Mimi - 2011-03-26 02:31:21 Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mariya wa iga qoslisay sis gariir yaaah kkkkk waba xanaqaa ani garaadlay marka dhagaysanayo hada kadib marki dagaal rabo lee dhagaysanaa kkkkkkkkkkkkkkk
0
aniga - 2011-03-26 02:39:58 waxaas kabaxa naagtaan afka dheer oo ciyaalkaa falis ma gaareyso xataa hadii ay cirka tagto naa is qal dheh
0
shaakir - 2011-03-26 02:53:31 waa ku sidee abwaanow wxaa kuwalatay koonfor iyo waqooyi ee xishow abwana ween baa tahaye.
0
Duniyo - 2011-03-26 03:22:59 Wax la is weydiiya ma xumee qoraagaan cusub taatiko intuu maalmahan naga soo galay siduuse intaan oo xog ah ku heli karaa waa la yaabay
0
mayaa - 2011-03-26 03:41:37 asc all anaga hadaan nahay bahda aqristayasha jilaa.com waxaan halkaan ku cadaynayaa!inHEESTAN GAR SII LAYIRAAY ay ku soobaxday gabartaan IN LA LA HAA IYADAA SOO AFITAY OONA QORATAY LA LAHAANA ABAHEED BAA ABWANA!!!!marka waxaan ku oran lahaa alfanaan ilka jiir sorry difaca QABIILKA JOOJI BRO MARKA HALKAAN WAXAAN KA CADAYNAYAA JILAA:COM IN AY U JAWABI HONTO AYAGA AYAA MIDIYADA KU SOO QORAY HESTAN MARKAY SOBAXDAY? DIBNA UGU NOQDA WAQTIGAY SOOBAXDAY HESTAN!!! TY ALL
0
miss muqdisha - 2011-03-26 04:22:42 asc dhaman aniga hadan ka hadlo fikirkayga abwaan ilka dooli waxa uu wada waa kala sooc qabiil konfur iyo waqoyi haday saas tahay anaga ikraam baan taageereynaa maxaa naga galaay naag hargaysa ku dhalatay sheeko ikraam ilkaha biro gasho ninka xaaska ahna reerkisa ka har nin baa buuxa dunidee mida kale viva falis waa gabar calanka blue u heesta iyo xamar ninkii ka xunow is marji ilka dooli abwaan qabiil baa tahay oo walahi ah ani ikram aya i xigta lakin who cares mesha qabiil maha waa fan fanka qabiil kuma haboona abwaanki haduu saas u hadlo waa ceebobay
0
amran - 2011-03-26 05:07:52 abwankaan isaga wa iska hadalaya wuuna garan la.ayahay sida uu uhadlilahaa .. miyuusan ogayan inay ikraan caraale maalintii iidka ay afkeeda ka dhahday heestaan gaarsiiya anay i khusaysa ?????????++ mise wa ogyahaya ooo waa iska jaahil tiraya .. waxan oran lahaa abwaan wayan baa tahaye intaadan hadlin ka fiirso dibna ugu noqo hadalkii kasoo yeeray ikraan caraale ..... falis ma khaldan coz wa ninkeedii waana naag maseertay cid walabana wa garanaysa gabar maseertaya dhaqankeed ceebteena mahan ee wa cadadeen ....... balse ikraan wa ku khaldantahay inay hees u dirto nin ay wada socon jireen dadku waa wada socdaan wan kala haran balse wax wax kadaba qayliya ma arag aan ahayn afdheertan kahoraw
0
dhako - 2011-03-26 05:19:16 waar beenta joojiya xamaasadana hablaha ka daaya waa dhalinyadan midba uu siduu doono isaga hadlayo
0
dhako - 2011-03-26 05:22:38 naayaa amran fanaanada ha caayin mar danbe waa fanaanad reer soomaliland ah afkaaga ka jeedi hadii kale
0
miss muqdisha - 2011-03-26 06:03:09 dhako war orod cuqdad land baa tahee ikraan maaha somaliland awdalne maha ssc maaha waa somali weyn la soco mida kale abwaan ilka dooli xishoo kala sooc iyo kalaa saar ma rabnee ikraam iyo falisba waa dumar somaliyed caadifada aad ku ledahay abti ban u ahay joji waad buktaa ilka dooli aniga maba dhagaysto heesaha waxan dhagaysta hadrawi oo kaa xikmad badan heesta hadaad sameysay iyo hadii kale ikraam baa qaldan wayo falis waa family marka jooji caadifada ileen qabiiil waa ku hadashaa inta yar inta badan ha xukunto hadii aad fahmeyso
0
miss muqdisha - 2011-03-26 06:03:09 dhako war orod cuqdad land baa tahee ikraan maaha somaliland awdalne maha ssc maaha waa somali weyn la soco mida kale abwaan ilka dooli xishoo kala sooc iyo kalaa saar ma rabnee ikraam iyo falisba waa dumar somaliyed caadifada aad ku ledahay abti ban u ahay joji waad buktaa ilka dooli aniga maba dhagaysto heesaha waxan dhagaysta hadrawi oo kaa xikmad badan heesta hadaad sameysay iyo hadii kale ikraam baa qaldan wayo falis waa family marka jooji caadifada ileen qabiiil waa ku hadashaa inta yar inta badan ha xukunto hadii aad fahmeyso
0
mohamed deeq - 2011-03-26 06:12:22 asc waan idin salmay bahda jila iyo aqiyarta mishan rayiga ka dhibatay iyo intaka dhiban donto mideeda kale hadan fikirkeyga ka dhibto arintan horta ma sheg karno labadan hablood dagalka u dhaxeyo wayo inuu dgal u dhaxeyo afkood kama cadeen mida kale labada hees waa laba hees la is bar bar dhigayo aniga labada fanana midkoodane ma tageero mana dhageysto lakiin ninkan isku shegayo inuu abwan somaliyed yahay waa qaldan yahay wayo asiga ayaba dumaka ka daran oo u caytamayo si aan wanagsaneen mar ana shalay dhageysanaye wareysigiisa wlh nin caqil ah sida uma hadlo iskaba dhafee kuwa wax magaratada ah adigoo abwan ah inaad dhinac u jen jerto ma haboona aidgoo is dhahayo qof dfiaacdo inaad qof cayso ma haboona i marne waxuu ku leyahay waxan ahay abwan somaliyed waxuune kala saraya waqooyi iyo konfur marne waxuu caynaya dad ilaah ka baq waxad ku hadleyso ka firso mahadsanidin dhamantina intii hadalkega xuma u aragtay cafwan malah qof walba hadalka sida aisga ku haboon buu u fasirtaa wcs
0
HUDDO - 2011-03-26 06:35:08 SAAS LAGUMA CAAN BAXO, FALIS WAXAY RABTAY INEY KU SOO KORTO MASLAXA LAAKIIN WAA KA FASHILINTAY.
0
cajiib caga dhuudhi galay - 2011-03-26 06:45:57 waaba yabee nagaha waxaa iga daran ninkaan abwaanka hubsiimo halbaa lasiistaa isaga hada wax miyuu hubaa saxafada qoraalkeda iyo hadalka bulshada intuu qatay iska hadlaye taas waxaaba iga daran koonfur iyo waqooyi maxuu ukala wadaa haduu yahay abwaan somaliyed alow aney igaartay dhifada reer cuqdadland waye waxaas hadey afka kala qadaanba koonfur bey ku hayaan war koonfur idinma hesatee afka kala baxa naaga kala maserayanay sheekodu koonfur iyo waqooyi meey taktay yaasa huba falis iney heesta ugu jawabeysay ikran wa suaal jawabtana abwankii hadla laga suga bacaac kulahaa
0
muxsin - 2011-03-26 06:48:41 huddo sis falis iney soo can baxdo maba lo bahano wayo she is more popular than ikraan an alweys be mideeda kale ikran ayada ayaa qiraay iney hesta ayada quseeso marka waad dareemi karta adiga hadii laguka qabsado wadadkaga maxada ku jawabi laheed falis kaliya hees ayey ku jawabtay dad meyne dilin dadkina ikraan carale dhifacayo waad qaldan tihin rer dhisan ayada aya radsatay iney dumiso falis xaq bey u ledahay iney dhifacdo rerkeda si walba la haboon ha ahatee yane loo kala hilin labada habloodsidan arko abwankan camal wax caynayo marne abwan somlaiyed baan ahay bu ku leyahay
0
sahan - 2011-03-26 09:37:45 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
0
abdi - 2011-03-26 11:02:56 scw somalida waxan la hadlaya gabadha ikraan haday wax ka jiiran dacayada inaad iska dhaafto shine waxa na tahay gabadh qurxon sharftada maha inaa lagu sheego waxas oo kale walaal from borma
0
Calasoow - 2011-03-26 13:01:58 Somaliyey qabiilka wax ku tageraysaan dhafa fanaanka sida uu idin so jiiday ku tagera war shalay ikram ahedeen manta maxa koforta uga dhacdeen ikraamba waa naag kofor kaso jeda hada sidaas wax ku tageraysaa. Abwankanahwax haka fasarina somalinlandahay isma fahmeno.calshan isku dhaqan manahin waaye eee shekada qabiilka ka dhafa ha yavina marka qabiil maqashane somali doqon gorme hormaraysan
0
salman - 2011-03-26 13:02:43 .. wlh waxa ay tahay sadar muuqda su aal ka dhan falis waxaa ay tahay gbar gartit leh ... ama amaan ama iska dhaaf .... walikeeed wadseedyada afka ku tagtaa ,, nin iyo nag is qabo maxay ka dhax jirinesaa ...... maxa laka xanaqaa boqolaala iyada ka fiican aya fananin ah ,, mayae walikedaa soomali land iyo jabuuti iyo balaaya tirisada .. waa run .. hadiilaku daadaiyay cadi waaye hesaha yaa la ku soo qaadin ... aniga ma aamin sani in loo sameeyo fataala nimo .. ikraan ....bad gril
0
Saari - 2011-03-26 13:12:17 Salman u re stupid man and ma fakare qabyaalidiiste waryaa ikraam maxay ku falee odaygaas calosha wayn oo fol xumada ku aruurtay folxuma dagaal ugu jirto iuo waliba hesta oo deelqaafka nagaha ky dagalamo heso noocas ah fanan dad hortod lama so is daago ee habar ta shanta calool oo lalaban haysato gaberta yar dhaaf dheh
0
shakuur - 2011-03-26 13:25:37 walaahi waalayaab dadka wala ga yaaaban yahay fanaaniita haba is dagaalaan lkn dad ka maxaa ka galay fafanka heesta qaadaayo waa loo dhiiba asoo mahain hee walaahi waayaha cusub waxeey la imaadaan wala arki doonaa dhamaan waxaan sugnaaba waa jawaabta falis iyo waayaha cusub ???????????????????????????????????????
0
Nimco - 2011-03-26 13:51:25 wow, I like ur articles Ragge and Alamtra, keep it up. si fcn wax u qortan
0
Abdi yare - 2011-03-26 13:58:54 Ikraam we love u iska dhaf dadkan warkoda horay u soco abayo
0
Shaafi - 2011-03-26 14:11:06 Qabyaaladiistow jaba hada rer kofur nahay waa horaa is haben waynay fanki ma qabiil ku bilowdeen alo ale doqon dhan saan le waaye ikraaam kofor iyo waqoyi ayey u dhaxaysaa ee anagay nagu abtirsataye halkeee ku gamaysan la dhahay alaaa ilaahow aqli idin yeel somaliyey war fanankan idinma af fahmayee.afka kala.baxa idinku dhaqana ma ahan gabertana idinkay idinka dhalatay wa naag kofor kaso jeda ee meshaa rabtiin gabdhihina ku cayaa awalba kofur wax kaso jeda hormarin cadowga kowad waa walalka iyaga dhan wa isma dhanto iyo dhashood walashin warkina ka socon la dahay ilaa hada waxan u cishonaa maxan kofor iga so jesanay umadaha ke waa hore is habeyeen walalka kugi istagayo horay u soco waqtiga is dhahdid gabertaa dhafa waa walshine waqoyi abti u ah ha ku burbursanine
0
fallis - 2011-03-26 14:18:59 booto xoofle hala iska daayo waxaaba la hayaa hadalkeey ikraan tiri anigey igu saabsan tahay heestan marka ma ahan inuu abwaanka garab siiyo ikraan ee waa inuu sidey warka tahay u sheegaa ma ahan inuu dhaho jawaab baan u hayaa iyo waxyaalo sidaa oo kale ah mana uu ka war qabo ineey xiriir la laheyd shiine marka ma ahan haduu abwaan yahay inuu meel uu wax ka ogeyn qof eeda ku saaro qof walboo aqli leh waa uu fasiran kara marka jawaabteeda lagaa sugayaa adna filo mid la mid ah
0
Baydhabo - 2011-03-26 15:17:10 Kkkkkkkkkk heeso ciyaled taqanaane maxaa kaseysaan ma abwankan hees u alifo ayaad hadaad isku tagtaan alifi kartaan abayoy bota badanidiinaa hadaa wayha cusub tahiiin sheeko iyo music aa haysaaan ee mel fadhiista faciin raadsada fanankan waa ki hadrawi badali lahaaa ikraam waa tiii magool badali lahayd
0
el men f,c - 2011-03-26 15:50:58 walahi aniga waxan tagarsanahay ikraan markaan dhageestey hesteeyde waxaan ka dareemay jaceell aad u macan badan
0
omar xavi - 2011-03-26 15:56:37 alow yaa wax u sheega gawar aad uquruxoona hadan wadaniyad ah ma ahan inaan la mel dhigno dhoocil la garabsiinaayo marka ikraan intee koori koortahay day day meel falisan waa calan soomaliya we love falis
0
yaash - 2011-03-26 16:04:07 walaahi qoskeena o ku nool dalak mombasa waaxy taagr u yhiin inta la ornaayo ikraan caraale maashalah alah ku daayo inanyahay markaan dhageesano hestaada waxaan ka dareenaa galgaceel aad murti uleh kkkkkkkkkkkkk iska qabo filis jibaabteedana uso fikir kuma gareyso waxab hau arkin eryadan aay ku dhahaday
0
Bashka - 2011-03-26 16:14:21 Ikraam xabiibti alpiii xayati wlh wa ku jeclahay shiine ka daba wadaan wilasha gabertan jecel hada aragtaan shine ma u quurteen abayo anaba ka mid ah hesstada ku sexda wa ku so tosa marka gacmaha dhadher kor inaa u qaado dhahaysid garsiya garsiya idinkuna kisyarneh dhola cadaynaysid wlh xadaa I kacdo ii daya ikraaam jacel lo qabo lee waye waxa dagaalka logola jiro viva ikraaam hny love u mwaah dadkan bahida kenya ku dishay hala daba oyaan dhag ha u dhigin
0
Anwar - 2011-03-26 16:23:08 ikraam caraale ikraaam caraale ikraam caraale ikraam abaayo waan kugu walan rabaaa gabertan waa arki doontaan manta somaliyey ciil cishena ciilka heerka ay ku gaarto ikraam abayo somali dhan ku garab tagan dont worry ikraam ha walwalin abaayo u re my best atarisho in the world love you ikraam
0
Samiya - 2011-03-26 16:28:26 Aniga ikraam waxan la jecladay abdi holland wilka la dhaho wa xan shino la dhahyo nin maba ka dhigteen ani ikraam neh nin u qalma maba ahan......na hedhe falisay waxan dee dugaga u eg adoo ku qalmeya mesha rabto la ad gabertan 100 halaad waa gabdhihi laga baxin jiray adiga se duurku ka helay kolay adiga guurkada la baxaye inanta quruxda badan inoo daaya
0
fallis - 2011-03-26 16:42:09 daba dhiliflayaasha ikraan caraale sheegada waa dhamaatay jawaabtiinana waad heysataan ee warka hala joojiyo marka
0
falis - 2011-03-26 16:45:19 kooxda waayaha cusub waa yalyeeya yaqaan habdhaqanka soomaliyeed kana damqaya dhibka yaala ee qof walba haloo daayo gurigiisa ikraana iyadaa afkeeda ku tiri heestan waa mid u quseysa hadana la shegay iney shiina jeceshay marka war meel laguma haaree soomalaay mashquulka hala joojiyo nin iyo naag is qaba waligeed ayuu 3xeeye soo dhex gali jiray
0
Deeqo - 2011-03-26 16:58:19 Falis waxaan falis odhanayaa fanaanada xagxagasha ka daa waxa ku yar maskaxda
0
Bobby - 2011-03-26 17:02:22 Ikraamey abayo dhalintii waad waashe u tartibi
0
Abdinasir - 2011-03-26 18:32:38 Hahahaha Ikraan kulahaa Dad miyaa ikraan viva falis Waa hees aan aad ula dhacay kuna haboon una qalanta una noqon karta jawaab ikraan caraale waxana aad aga xumahay ineey nin xaas leh hees eeysan laheen masana ayada aan loo sameen eey tiraahdo dareen ayey igu lee dahay wax jirto ma tihid ikraan caraale ee orodoo somaliland u hees bis intaas ayad ku filan tahaye
0
raxiima - 2011-03-26 20:15:17 ilka jiir waxuu la shig shigaayo runtuukacaraar waarun waxa laga sheegayo somalilan aan kaimid kulah kaadib san abaawn somaliyeed aan ahay kulah waadad jinsiga xumaan kagalen kooxda waayaha cusub waadadlayaqan ikraan ayadoon laqoon beesobaxeen aqoona logamabahan waxa wada ilka dheer ugub kulahaa masa og naagta waxee tahay ikraan caraale waxan dhihilaha walaley xishood naagah nimankodan kaxishood ilaaheynakabaq midakaleilko jiir asag dhahaaye gabdhan yar ma falis ee kayartay mase ka qurusan tahay qof ween hadan asagb hada aflagadoonayay isma oga
0
Xadka - 2011-03-26 21:01:57 abdi nasir bro adaba ka daran oo bagi dhexgalaysid midi heesaha ku cajab galiso ma ka qadadid kana amustid ikraam nin noocaas ah hees uma qadayse iyadaba ka sareysee siday bee hees ugu qaade inuu asi uso qaado ay ahayd viva ikram love u mwag
0
Mowliid - 2011-03-26 21:09:02 dadkan.war ma galo aniga kenya ku nolahay adunkana wayaha cusub ugu necbahay kuwan idinka fanaaniin ma u maleysan caloshod u shaqaystayaal waaye kistaas leeba ku ogeen dadow waayabe gorme bilaben inay isku dayaan inay garan gaber mowhibkeda ku so baxday wlh cidi taqano ma tagerten wayo cusub iyo wax u dhow clip ka. la idin so habeyay run modan hal ikraam iska dhafe igraam jabkeed ma garaan
0
lajeclow - 2011-03-26 22:59:59 dhaman wan idin salamay aqyarta salan kadib hadan fakir keyga ka dhiibto falis waxey ila tahya in aay hooskeeda ka maseyrtay waxan maqli jiray naag ayaa in aay maseyrtay mooye canug umaleysay markas ayeey duudsatay dumarka hadey maseyran bas miyaa tan kale aniga ikraan carale ayan tageersanahay maxa yeelay wa gabar oo leygama xigo falisne wa naag la qabo adinka qabiil qabiil ayeeyba dinka heeysa ane waxaan ka fikara tee la qaba teesa la qabin
0
Uurxume - 2011-03-27 00:22:50 Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk bro la jecelo dadkan hadda waxa ay na tiseen ikraaam wa kanaa ciil meel la jiifnaaa ikraam heesteda lee shaqo ka dhiganay ninyahow waxaa ila aragtay aniga gabertan quruxdeeda le dawada inaa hesteeda garsiya is ag dhigo
0
dhako - 2011-03-27 00:37:22 miss mugadisho adigu siyaasada meesha ka saar meesha waxaa yaalaa waa fikir iyo fan waxba ma fahmay sid waad dhex socotaa
0
dhako - 2011-03-27 00:56:24 miss mugadisho waan ku salaamay walaal adigoo dagan qor datada waayo waad kac santahay xaalada daji oo siyaasada inaga dhig mar labaad aan ku xasuusiyo waxa laga hadlayaa waa suugaan ma fahantay ha dhex qaadin arimaha yayna xaaladu faraha ka bixin
0
Abdinasir - 2011-03-27 04:31:55 Xadka abaa wadada qaldan ayaa ka maqan haddi aad u maleesan ikraan in aan la gaari Karin hadaba waa taas falis ayaa ka Sara martay dadka leh hooskeda ayey ka maseertana waxan lee yahay meel bukta iyo farta ayaa istaqaan ikraan weey qiratay ineey dareen ku lee dahay heesta falisna jawaaab ku haboon ayey ka bixisay ee calaacalka iska daaaye hees eey dadka iskaga celiso usoo sameeyo dhabadhilif ikraan viva falis cadeey nooloow
0
LUULWA - 2011-03-27 08:17:51 NAYA IKRAN ISLAN KA DHAMATAY AYABA TAHE MAXAA GABARTA YE OO HADA SO BAXEYSO MA RABTA INA LA TARTANTID
0
joohaar - 2011-03-27 08:39:01 walee waxaa dahb ah ama muuqato in heesaha ey yihiin kuwa aan caadi eheyn markaan kahadlo heesta ikraanc araale waa hees xambaarsan dhanbaal jaceyl waa hees lafahmi karo in eey kusocoto shiine akhyaar ama qaf eey jeceshahayba mar aan fiirsanaaye wareeysigeda ayaa ii cadaatay in heesta eey tahay mid ayada quseeso sikastaba ha ahaatee heesta eey kuluuqeeyso aniga ahaan wax qalad ah ilma ahan waa qaf wax jecel waxeeyna jeclaatay nin rag ah oo amrkaas madax banaanaay lkn eey calfan weysay kooxda waayaha cusub aniga weey igula qaldanyihiin in eey ikraan caraale sharafta karidaan ama filis eey arintaan si qaabduwan ugadiso run ahaantii jaceylku wuu jiraa shiinane waa inuu xaalada dajiyaa sidaas baan uga abxay
0
gacma - 2011-03-27 10:42:13 kkkkkkkkkkkkkkk walee waxey ila tahay inloo dhiibay in ku filan maxaa ka qelisiiyay inaa oo qofod waan uma,leena yay inaa saas uwada kacayaab reer hebal land iyo tageerayasha ikraan carale saan ayuu qilidiina usii bada to ileen kuledka waa uu wada taab tay kkkkkkkkkkkkkk
+1
Difaac naftada - 2011-03-27 13:45:23 Waxa ogtahiin malahan somali.hada tahiin ninkan shiino la dhahayo yurub uga dhaganayd qoftan ikraam la dhahayo inuu ku sasabto ay wado uu rabay abaa shekada markii lagu fahmay neh in la is bahdilaa imaatay qoftaa uu tarmuuska shaha ka so waday isku ciil.baa bi.inayay itadaneh waxa ay is tiri naagta yurub ay joogtaye amay ninka ka qadataaa gabdhahan afrika joganeh calaacalkoda I dhibay ninkan amuu qoftaas yurub jogta ka racaa shine waa la ogyahay gabdho badan qadka ka waday si uu meshaas uga baxo ay xaajiyo falis waxaa ku fakaday nin naag la.aan ma jogi karee sidii loo xalaLeyay waxay ba is moday boqorada aduunka inay ninkan xakamayn karto intuu imaan ka yelanayo abaayo waa ku deeyay kan ikraaam kan iyadaa tuftaye tu kale lee yey kaa qadan ilaalso hadi kale adiga iyo canugtadaba wayaha cusb u shaqaynaysan hadaa habar noqotid gabertaa ku howl galayso ninkaneh naag yurubjoogta ka wadanayso hadi kale shekada inta ku ekeey gaber yahay walan
0
qaali - 2011-03-27 14:06:13 Oh waan ak xumay in lagu ceebeyo ikraan waxas , waayo ikraan waa gabadh qaliya cod, qurux iy sikastaba. OO waxaas ka qaalisan.
0
Maxubo - 2011-03-27 14:24:34 Sorry ikraam somali wayn dhan said sorry ikraam
0
Deeqa - 2011-03-27 16:06:35 Hadii ay sheekadan run ay tahay xataa ma ahan Ikraan Caraale sharafta laga qaado, waa ka xumahay in magacayda sidaas loo ceebeeyo.
0
Maan qabijiye - 2011-03-27 16:34:33 Sorry ikraam dad kaan haday somalia ahaan lahee. Way kula daremi lahayen jacaylka haduuba runyahay waaye naagu qabaa iyo shekadaaas lamaba gali laheee anagoo diin islaam haysano shegaysanah in ninka 4naag uu guursan karo ayaa sidaan ku cebeenay umadaha kale waxay garab kugu siin lahayen iyagoo diimahoda ay dhahayso ninka hal naag ka badan ma guursan karo lakin aniga shiine ninaa ka badan aaba qabaa somalineh sidaan sharaf ka dhigta gabdhihina yaruar cebeyaa awalba shaqo kale ma qabtiiin aan ahayn inaa dad ka cebeysataan ikraam abayo sorry for everything aniga adaaa uga xumahay in waxan cml lagula dhaqmo jacaylku waa jiraaa cid diidan malahan ee adigaba shekadas ku jirin ayey suuqa waxay rabaan ku galinayaaan waa ka xumahay
0
Xamada - 2011-03-27 16:39:30 Luulwa ikraam ma ahan yaah dadkii geedka hoostisa ku dhashtay fanaan wayn ayaa dhalay.dhalashadeedaneh waa qoran tahay maxaa u maleysay.in haberteed ka dhacday dadka da.du ku aruurtay waa mida halki mar ay dhashay habarta u ekaatay ee gaberta yar dhaaf yaaah waa la yaqanaa time dhalatay iska dhaaaf bisha iyo sandka time ki aa la hayaa
0
Muraayo - 2011-03-27 17:30:14 Ikraam mar dhow uu so catana ninka ay heesta u qaaday falisneh markaas ayey ceebteda bananka imanee shiine aboo wa is cajabisay waa laisku ka dagaalay aa run mooday naagta lee maseertay ikraam oo mardhow so shac baxin doonto ninka ay guursanayso heesta garsiyaneh looo qaday shiine xumow qandho foolxumo badaneh arag bal inaikraam adi cml hees u qadayso iyada iska dhaafe dhagaystayasheda ku yasoyo inaa so caanbaxdaa rabtay lama malin lagu wadwado ee wa heshee hawada noga bax ikraam kuma rabto faarisul axlaamka ikraam waa u so baxayaa mardhow laso shaa cv baxinaa aay maseertoy falis naag kaale lee ka ilaalso ikraam waa ku gilgishee sidaa u cabsanaysid lee lagu firinayay nin jecekaa jadeeco ka qaad
0
jay - 2011-03-28 11:44:35 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk what the hell u talking about faking people hwo's ikraan fakin balagii hadii heestaas aynaa uqadin ikraaan shinee iyadaa ayaaba afkeeda kasheegi laheed soo stop sayin somthing bad to falis she's M'ss World
0
Ihiiiiii - 2011-03-28 12:42:41 Kkkkkkk jey bro meshaan maka dhamatid hal mar aqri ka tag mesha miss world waxay tahay malahan falise adiga falis lee halahan dhan ugu so lalabanaysay meesha bro naga dhamow dum shit waye falis qurunta calosha wayn leh
0
Shadia - 2011-03-28 12:46:15 Miss world 2010 and 2011 is IKRAAM MAHAMED CARAALE ilaahay haku daysto ishaneh hakaa duwo qumayaal waye dadkan kenya joga ilmaha yaryar marki kenya la geeyo waa isa so badalaaan il lee waaye dadka dadka ay cunaan yey ku cunin fataxada hoos ka aqri
0
joohaar - 2011-03-29 10:34:01 aqyaareey aniga waxaanba kuheesta akawarama ikraanc araale filis waa qaf kibir badan noh marka sideeda banaanba hagooyso ikraan caraale ayaa kuleh lolz
0
maria - 2011-03-30 05:32:42 WAR ILEEN TANOO KALE IKRAAN DADKU MAXAY KU ARKEEEN WAR IKRAAN ISKA DAAYA KAALEY DADKU MA DHIMAN YIHIIN IKRAAN MA AHAN SOMALI LAND EE WAXAY KA SOO JEEDAA XAMAR HADANA WAA FANAANAD QABIILNA MA LAHAN MIDA KALE IKRAAN WAA GABAR YAR OO QURXAN NIN NAAG QABO U MALEYN MAYO IN AY NIYADEEDA SIINEYSO TALOW ARINKAA MAA XIRTAANA
0
NASRA NAFTA - 2011-03-30 11:27:02 AGAH JAGAH NAGAH QURUXAY XAL QAADO QURUXLEE IGA DHEH WAR HEEDHE IKRAN HADAY WALATA XATA FALIS 10 SANO HADA KADIB MAGARAYSO QOFKII TAAS KAXUNA SAKIIN HALAQO IKRAAN HEESTA AMA KAS HA UQADO AMA YAY UQADIN WALAGU BAHDILAY TAGERAHA IKRAN SAAS BAD UGUBANAYSAAN HOLCA OO HADAMINA WAYO IKRAN SUUQA WAYKA BAX EESA QURUX MAGAC SHARAF INTABA MAKU GARTO FAILIS CABDI MAXAMUUD SHE IS THE BEST IN THE WORLD EVER EVER EVER AND EVER WHO COLIN MURAYA CADAY KIISKA ISKA WASHAY IKRAN NAGA QABSADA SHIINE OO FALIS QABO ISKA DAYEE NIN CADI AH XATA MARABO COZ DHILO ADIGA HORSOCOTID CID UBAHAN MAJIRTO SOO AFKAGA SUUBSO SHIINE WAA NIN CULUS FALISANA KABADAN SOO WAXBA HA ISA SOO SHARXINA FALIS MAD FAN NIMA KUGARTAN IDINKA LAHA CANBEXEE WAALEE WAY IDINKA RAACDAY AN ARAGNO IKRAN MEESHA UDAMBEESO
0
ka dhex qayliye - 2011-04-01 09:31:03 Naagtan ikraan ee I DOORKAA,maseer ayey meel kala dhigto laadahay cml,Viva felis fantax wayn.....I DOORKA waa lagu yaqaan iney raga u ooyaan,gus jacyk cml.....waad ogaydeen khadro daahir iyo cigaal,shit dadkanii maxay ahaayeen I DOOR FUCK DAMNNNN BITCH
0
Naaam - 2011-04-01 21:01:36 Kkkkkkkkkk falis naag nin haysato hadaneh cidlo ka qooqayso ma la arkin haday qurux iyo cod haysato meel ma fadhiisatoo ninkeed tartiib ku haysato tartiibneh caan u noqoto iyada gabdhaha ka yaryar eryanaysa si dulinimo eh caan ku radinee ikraam waraysigeda so dhagaysta falis kiiska iska walee ee ikraam nin kumaba haysato naag qurxan nin u dagalamayso intee lagu arkay naagta qurxan waa mida la dhahoyo ninkay iii daa naag qurxan nin iyada u taliso falis melaha ma kaqaylisee oo ma dhahdeen somaliyey I garaaba africa joga cml ayey ikraan ninkayaga rabtaa inay iga qadato ikraaneh shekadaa waba ka dhcsan tahay kuma jirto yaaah shiino melaga la tagan ikraan waa walshay aa wacitaanka ka badiyay ikraaan igu so qabo cml kenya la joga ma ogidoo asi tuuksi ma dhamanayo aayo falis kistaas waxay u maleynoysaa in ninkii laga qaatay cidlaa laga qooqay bo heesa lala so boday waa kasa heee kisti yarneh waaa iska goyseen wanaa is bahdisheen oo somali dhanaa idin hadal hayso sharaf may umalaynayaan aqash xishoda meel fadhiista ikraaneh amaaan ha idin ka hesho still way idin daafacday dadkaas walalaalahay waye ay tagan tahay iyada kabtiina ay tolee idinka neh garfanteed u wadiiin asxaan ha sameyn aa horay lo dhahay shr maku imaatee
0
jamiila - 2011-04-04 15:26:37 runtii wax walbo wey cadyihiin maxaa yeelay waat araktaan ninkaan abwaanka isku sheegayo siduu u hadlaayo waxaa ka keenay hssta uu sameeyay hees ka kulul ayaa loogu soo jawaabay .intuu is difaac lahaa ayuu kuleel uu qabo dardiis ayuu koonfur u aflagaadeeyay .waxuu kaloo aflagaado u geesta falis iyo ninkeeda .ma aqaan ninkan abwaanka lagu sheegay waxaan ku talmaamo asigaaba cidla ka qooq .maxaa yeelay hees eysan falis ka hadlin sawab eey u soo saartay ayuu intuu booday falis afka la dhacay xishoow nin wey baa tahay somalidana ka xishoow abwaanadana waat ceeweysay ogoow inuu qadob ku qabtay
0
Ilyaas rajaa - 2011-04-06 00:49:20 Ikrraan carale my fanaand kun sano haday jogto falis kuma so garayso ee ha faaqleyaan dadkab afkay ii furan u hadloyaa shut fack up bech gaberta afka kala baxa aqlaaq xuma idin ka badatee fifa ikraaam carale love u hny mwah
0
ashawaaq - 2011-04-06 09:21:16 waxaan raab inaa ku dar soomo waayah cusb oo kamid noqdo walaalha waayah cus ii so jawaaba
0
niina - 2011-04-21 13:46:06 horta waxaba yaabka dad waxa energikada isaga bixanaya yaa idiin soo wakishay maxase idinku mashquliyay fananinta,gaar ahaan laba gabdhood oo kufur kaoo wada sheedo hadana isku hayba ah waxeydnaan ogey baad isaga soo dhax dhaceysaan,falis iyo ikran waa labo gabdood oo ilama adeera ah,habara dhalay meshey donan hakala yimadaan,mida kale dadkan kufurta uun isaka fuulay,sxbayal kafur wa dad sharaf leh,waad na lasocotiin labadina qabil e isheysata in aad ku ceshtiin,gaar ahan qowdhanyasha,in aad sidii gabay u xafdisiin warkoda kadibna markad sharciga kuqadatiin ad aflagadeysan,abal lawoyinl lakin anigu waxad waxba uma ragno hadii an nahay hawiye weyne,ee afkina edeb uyela sanadkan wa sanidkii reer muqdisha, hadii ad bari abwan ahan jirten,waleydinka badiyay xita musiga magaracan kartiin oo karama iyo bashiir idiin garaca, kasoo keynan ilaa ikran falis wada rer muqdisha viva muqdisha qey iyo qasarana wanu garana,ee afkiina jajaban ee qadku jajabiyay hurada badanleh edeb uyeela,
0
jamila - 2011-05-17 11:52:09 igraam uma qalanto qofkaaa maraxa ah oo fool xumadu ka badatey uf ma u maleenayo ikraam xitaa iney u hawooneyso ee falis cool down dameerkada cidna ma rabtee
0
cabdalle Yes - 2012-09-30 02:30:19 Waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha webkaan marka xigto hadaan kahadlo arinkaan anigoon taageero u ahaayn labadabo horto waa fanaaniin somali ah anagana hadaan dhahno laba fanaan oo isku mid ah tanaa fcn iyo tanaa xun waxaaan u arkaa qalad somaliana waa mid ookaliya oo koonfur iyo waxaas makala ahan marka dad weyne isku xishooda oo fanaaniinta ha isku siidirino falis noo loow ayaan kuleeyahay ikraan adigana caafimaad iyo cimri dheer waa 2bo aanan kala dhicin maasha allah allow noodaa bye
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Laki Xaaji oo hees ammaan ah u qaadday Wariye Jamiilo Garuun
Daawo Meherka Farxiya Fiska iyo Bashiir Hanuuniye . [Sawiro]