18943

Muhannad oo ka muuqan doona Hees Nancy Ajram qaadi doonto.


2011-11-07 22:29:32


Jilaaga u dhashay Turkiga ee lagu magacaabo Kivanc Tatlitug caalamka carabtana looga yaqaano Muhannad, ayaa jili doona hees muuqaal ah oo ay fanaanada Lubnaan ee Nancy Ajram qaadi doonto dhawaan , waxaana uu Kivanc ogolaaday inuu Nancy la sameeyo clip-kaas kadib markii ay ka codsatay xili ay booqaneysay dalkiisa Turkiga.

Nancy wali ma aysan sii daynin heestaasi balse waxey rajeyneysaa in ay heestaasi iyo muuqaalkeeda filim ahaan ay mar sii dayso iyadoo uu Muhannad noqon doono ninka ay Nancy ku lamaaneysantahay ee heesta kula jiro.

Muhannad ama Kivanc oo Caalamka taageero badan ku yeeshay xiligii uu jilay musalsalkii Nuur ayaa waxuu horey la jilay video hees ah fanaanadda Lubnaan ee Rola Saed iyadoo heestaasina kasbatay taageerayaal badan.


Jilaa.com
info@jilaa.com

+1
ibrahim - 2011-11-07 22:59:53 waaw ongratulation Nancy Ajram and u r new song i'm biggest supporter of you byr dear
0
ibrahim - 2011-11-07 23:01:56 waaw caadi mahan Nancy Ajram codsigaaga ninki diido waa dabaal even aniga ma diideen laheyn u r super
0
sumeyo - 2011-11-08 05:25:56 naagtan caadi ma ahan waa camaliyo guureyso jilaa heesta markey soo baxdo nala socodsii
0
IDMAN - 2011-11-08 05:53:23 nancy waa qof shidan jilaa saas niilarabaa dhanka carabta firiya be hindi lee nagu disheen secamal
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Katrina Kaif oo dhameysay barashada koorso afka Carabiga
Fanaanka Gulled Ahmed oo ka Tumay Virginia