10489

Xusen Carab Oo Ku Raaxeystay Heesta I Love You Daawo.


2012-01-13 10:25:34


Fanaanka caanka ah ee Xuseen Carab ayaa soo saaray hees cajiib ah oo ka duwan qaabka Soomalidu heesaha u qaado naaxiyad ahaan, waxaana lamoodaa marka aad u fiirsato Carab qaabka uu heesta u qaadaayo in uu kamid yahay Bollywoodka iyaadoo dhinac weliba heestu uga egtahay Hindi.

Xidigaan ayaa lagu xauustaa kooxdii Sowtu Raxma ee ka dhisneed Magaalada Muqdisha sagaashameeyadii, iyadoo Xuseen Carab heesaha ka sokow uu tumo Music-ga, waxaana aad looga jecelyahay fanaankaan muqdisho iyo Banaadir , wuxuuna caan ku yahay in uu heesaha u qaado qaabka Hindiga oo kale iyo Banaadiri intaba.

Fanaankaan waxa uu qaadaa heeso badan oo isagu leeyahay oo aad u wanaagsan, wuxuuna Carab waqtiyadii dambe usoo wareegay dhinaca Qurbaha, Heestaan waxaa lagu magacabaa I Love You, waana mid aad u macaan, waxaa dhinaca jiliinka si wanaagsan uga muuqata  Fiso oo qudheedo si heer saraa u meteshay heesta qaabka labiska iyo ciyaarta intaba.

Halkaan Ka Daawo Heesta Carab.

 

Jilaa.com

Info@jilaa.com

-1
cabdullahi lazio - 2012-01-13 16:51:34 jilaa waa ka darteen markaan uma adkeeysaneyno
0
ibrahim - 2012-01-13 19:08:41 as i believe this song is nathing is poor song you know why ? because is coppy from indian song always this man he tooke coppy so what can I say hussein carab just take somalian sogs and all people can anderstand easy but if you do this again i think is gonna be horriable .
0
sumeyo - 2012-01-14 05:54:41 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jiaa maxaa waaye saa u hadleysiin waa ka darteene
0
hassan kafi - 2012-01-14 05:59:37 hehehehhe this song is useless sxb muuji dhaqankeena not hindia culture rer banadiri likes hindia culture whyyyyyyyyyyyyy
-1
koow - 2012-01-14 07:48:49 sheeko sheeko aa mesha kuheysiin heestaan huur waye waana ku heestaa abaa xamarweyn aan kusoo xasuusaha idinka xagee ka timadeen rer banaadiri viiva waxba haka sheginaa
0
radwaan - 2012-01-14 11:07:19 heestu ma xuma laakiin muuqaalka ayaa xun waayo inagu ma nihin hindi haday reer banaadir ka helaan anigu hadaanu nahay reer hargeysa dhaqanka somalidaanu ka helnaa
0
IDMAN - 2012-01-14 12:06:28 @KOW kkkkkkk saas waye kuqabsaan kudhahe wajirta heesta qataroos waye x-weyne abow koodka ilaaaaaa cadayga haloga baashaalo forse rer banadiri
0
shuun - 2012-01-14 16:14:15 warkoligiina maseer ayaa adinhaayo hussein arab ma adin qawaaa anaa idin waso banadir neh wax kama sheegi kartiin hussein arab hasahiisa youtu ayuu kujiraa waa nin fanaan cvaan ah maseerka dawada iska giliya
0
love - 2012-01-14 17:34:55 hees somalida maba dhageysan karo maxaa yeelay markaan maqlo calool xanuun baan dareemayaa maxaa waa hees la dhageysan karin heesaha banaadiriga caan weeye maaweeliska banaadir ayaa alifaan
0
love - 2012-01-14 17:35:37 fgufghjk
0
love - 2012-01-14 17:36:33 ygdjkfgxjkfx gb ngjkhg
0
shukri - 2012-01-15 07:19:42 ahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah waxasaa imaraayo hesta iyo sida eey ujileen waa is the best waana kahele cml laakiin waxaa moodaa gabarta in uu xookaa make upka ka qaldanyahay iyo waliba labiska laakiin heesta waa fiicantahay maxuma..............................
0
ajaaja - 2012-01-15 07:43:49 scw heeska waa beelo ee dhaqanka kale ay matalayaan ayaa ku dheeshay reer banaadir dhaqan ay leeyihiin asoo alindi usoo xiro gabadha loo qaatay kkkkkkkkkkkkkkk sideeda kale heeska waa iska nuuree ganartaan tol maqabtoo malagaa danbeeyo camal u dheeloosaa kakakaka
0
shooooli - 2012-01-15 15:29:41 shukri waan kugu raacsanahay abaaaayoooooooooooo
0
iishoos - 2012-01-15 19:32:05 hada waa bilaa make up hadii ay ku jili laheyd make up sida nagaha cadeystay in ay make up meel lasoo is taaagan qurxda taas kuma jirti sisters yeyna idinka hoos baxin heestuna waa hees aad u macaan badan waxad dareemi kartaa in ay horey u si qadeen fanka somalia waxana dhihi karnaa waa guul
0
anjali - 2012-01-16 10:44:35 kareena iyo shahid makari kar tiin wee ni kafiican yihiin gabartaan makaari karto kareena aniga waxa dihi lahay heestaan waxa leh kareena iyo shahid somalida waxaa laku nacay saas waye maxaa jeele hees india ayee somalia ubada leen heestane saas ma lo qadin luqada ee aqaanin eey heestoda qadayaan aniga waka xumahay inee nagtaan kareena ee wel ukudhacdo kareena is a beautiful actress and you are best of india and bollywood l love you kareena (bebo)
0
moohaa - 2012-01-16 12:40:08 xuseeen carab waxa uu noqon doonaa ninka dhulka ka so qada fanka somaliyeed xaga styl ka hesaha lo so saaro muqaal ahaan
0
nafta uroon - 2012-01-18 14:06:15 caadi mahaan qaraarka daaya soomaliyeey gawadhaan gaari mesaanee cml
0
nafta uroon - 2012-01-18 14:07:31 qofka wuxuu yahee u qira dee ha hagraninee hada waxaa wapka uga hadleesaan waa inaa hindi jeceshihiin ee shoowga iyo maseerka iska dayaa
0
princess - 2012-01-22 10:47:38 waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw hees aa kadhacay meesha wallah waan kuheystaa aniga heestaan aadka umacaan badan hadaneh qaabka oo loo jilay ayaanba kahelay soomalida anaga iyo anaga lee is cuneena acuudka bilah heesta waan ku haastaa aniga kii caayo ama kii amano be waan kahelay heesta iyo muuqaalka looooolz
0
princess - 2012-01-22 10:48:38 waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw hees aa kadhacay meesha wallah waan kuheystaa aniga heestaan aadka umacaan badan hadaneh qaabka oo loo jilay ayaanba kahelay soomalida anaga iyo anaga lee is cuneena acuudka bilah heesta waan ku haastaa aniga kii caayo ama kii amano be waan kahelay heesta iyo muuqaalka looooolz
0
princess - 2012-01-22 10:49:12 waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw hees aa kadhacay meesha wallah waan kuheystaa aniga heestaan aadka umacaan badan hadaneh qaabka oo loo jilay ayaanba kahelay soomalida anaga iyo anaga lee is cuneena acuudka bilah heesta waan ku haastaa aniga kii caayo ama kii amano be waan kahelay heesta iyo muuqaalka looooolz
0
princess - 2012-01-22 10:49:36 waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw waaaaaaaaaw hees aa kadhacay meesha wallah waan kuheystaa aniga heestaan aadka umacaan badan hadaneh qaabka oo loo jilay ayaanba kahelay soomalida anaga iyo anaga lee is cuneena acuudka bilah heesta waan ku haastaa aniga kii caayo ama kii amano be waan kahelay heesta iyo muuqaalka looooolz
0
BILE AFGOOYE STAR - 2013-11-25 21:43:44 CAADI MA AHAN FANAANKAAN IYO FANANADAAN EE DADA YAR EE MUSTAQBALKA HALA YAABO WAABA KU MAQSUUDAY HESAHOODA MAR WALIBO QALBIKEYGA AYEEY KA SHAQEYSIYAAYAN HALA YAABO BY HE
0
BILE AFGOOYE STAR - 2013-11-25 22:00:01 WAA JIRAA WALAAHI HESAHOODA CAADI MABA AHAN WAABA ISLA YABANAHAY ANIGA IKACAY DHIGAA IKACAY ATOORAHA IYO ATARIISHADA WEYBA KALA DARAN YIHIIN HALA YAABO DHALANYARADA EE AAN KU KAL SOONAHAY WAAYE OO HESAHOODA IQANCIYAY WAAYE XUSEN CARAB IYO SAMIIRA CADI MA AHAN WEYBA KALA DARANYIHIIN BY HEE
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Daawo Wariye Life u tabineysay Wareysi oo arin cajiib ah qabsatay
Axmed Biif oo aad Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Johannesburg